McLeod County
520 Chandler Ave N
Glencoe,MN,55336
Adeegyada Wax ka qabashada Dhibaatada Caafimaadka Maskaxda
• Faragelinta Xiisadda Telefoonka
• Qiimaynta Khatarta Waxyeelaynta Nafta ama Qofka kale
Jawaabta Goobta Mobilka ee Lagu Sameeyo Qiimaynta Ogaanshaha Caafimaadka Maskaxda
• Faragelinta Dhibaatada Caafimaadka Maskaxda ee Qofka & Qoyska
• Adeegyada Dejinta ee Muddada-gaaban
• Isku-dubbaridka Meelaynta ka baxsan Guriga oo ay ku jiraan Cusbitaalka Dhimirka
• Macluumaadka iyo Gudbinta
• Adeegyada Xasilinta Adeegyada ay bixiyaan Xirfadlayaasha Caafimaadka Maskaxda ee Shatiga u haysta