Shuruudaha Adeegga iyo Ogeysiiska Dhaqannada Qarsoonnimada

Dhammaan macluumaadka waxaa bixiya rugahayada/xarumaha aan ku kalsoonahay ee jaalkayaga oo aan si gaar ah u xaqiijin FastTrackerMN.org. Haddii aad hesho macluumaad dhacay, fadlan la socodsii rugta caafimaadka. Intaa waxaa dheer, FastTrackerMN.org ma dammaanad qaadayso in adeegyada ay dabooli doonaan caymis. Waxay ku xiran tahay raadiyaha inuu la xiriiro ceymiskooda si loo hubiyo in adeegyo gaar ah / bixiyeyaasha ay ku hoos jiraan alaabtaada caymiska.

soSomali