Qiimaynta Dhamaystiran ee SUD (Adeegyada DHS ee La Wanaajiyey*)

Qiimayn Dhamaystiran waa baadhis waraysi ah oo uu sameeyo qiimeeyaha caafimaadka kiimikaad shati u haysta si loo go'aamiyo in macmiilku uu qabo cillad isticmaalka mukhaadaraadka. Qiimaynta ku-tiirsanaanta kiimikaad waxa ka mid ah waraysi lala yeesho la-taliye si uu dib ugu eego isticmaalka kiimikaad ee qofka iyo saamaynta ay ku leedahay nolol maalmeedkiisa iyo xidhiidhkiisa.

*Bixiyeyaasha*
Fadlan isticmaal kaliya kan (Adeegga DHS ee La Wanaajiyey*) haddii aad qandaraas gaar ah kula jirto DHS si aad u bixiso adeeggan liiska ku qoran.

soSomali