Adeegyada Caafimaadka Maskaxda ee Baxnaaninta Dadka Waaweyn (ARMHS)
Adeegyada caafimaadka dhimirka ee dadka waaweyn ee baxnaanintu (ARMHS) macneheedu waa adeegyada caafimaadka dhimirka kuwaaso dhaqan celin ah oo awood u siinaya qaataha inuu horumariyo oo kor u qaado xasilloonida dhimirka, kartida bulshada, hagaajinta shakhsi ahaaneed iyo shucuureed, iyo nolol madaxbannaan iyo xirfadaha bulshada, marka awoodahaas ay wiiqaan calaamadaha cudurka dhimirka.