Taageerada asaaga (Adeegga DHS ee La Wanaajiyey*)

Khabiirada asaaga ah ee shahaadaysan waa shakhsiyaad khibrad shakhsi ah u lahaa cudurka dhimirka oo loo tababaray inay noqdaan shaqaale caafimaadka dhimirka ah oo si toos ah u adeega.

*Bixiyeyaasha*
Fadlan isticmaal kaliya kan (Adeegga DHS ee La Wanaajiyey*) haddii aad qandaraas gaar ah kula jirto DHS si aad u bixiso adeeggan liiska ku qoran.

soSomali