Suboxone/Buprenorphine

Suboxone waxaa loo isticmaalaa in lagu daweeyo ku-tiirsanaanta/qabatinka opioid. Daawadani waxay ka kooban tahay 2 daawo: buprenorphine iyo naloxone.
Buprenorphine: waxaa lagu iibiyaa magaca subutex iyo kuwa kale, waa opioid loo isticmaalo in lagu daweeyo xanuunka isticmaalka opioid, xanuunka ba'an, iyo xanuunka daba dheeraada.

soSomali