Qiimaynta SUD

Qiimaynta – waraysi iyo liis qoraal ah oo ku saabsan mashaakilaadka gaarka ah ee macmiilka ee la xidhiidha isticmaalka muqaadaraadka iyo sharaxaadda khatarta ah taas oo u sahlaysa qiimeeyaha in uu go'aamiyo go'aamada qorshaynta daawaynta ku haboon iyada oo loo eegayo shuruudo gaar ah. 

Tani waxay sidoo kale ka caawin doontaa xarunta inay go'aamiso haddii ay haystaan heerka saxda ah ee daryeelka iyo adeegyada si ay u daboolaan baahida qofka.

soSomali