La-taliyaha Khamriga iyo Maandooriyaha Shatiga u haysta (LADC)

Lataliyaha khamriga iyo maandooriyaha shatiga u haysta (LADC) macneheedu waa shakhsi ay guddidu shati u siisay inuu ku dhaqmo la-talinta isticmaalka mukhaadaraadka iyadoo la eegayo baaxadda dhaqanka ee loo dejiyay.

soSomali