Adeegyada Caafimaadka Maskaxda ee Baxnaaninta Dadka Waaweyn (ARMHS)

Adeegyada caafimaadka dhimirka ee dadka waaweyn ee baxnaanintu (ARMHS) macneheedu waa adeegyada caafimaadka dhimirka kuwaaso dhaqan celin ah oo u sahlaya qaataha inuu horumariyo oo kor u qaado xasiloonida dhimirka, kartida bulshada, hagaajinta shakhsi ahaaneed iyo shucuureed, iyo xirfado nololeed iyo madax-banaani bulsho, marka awoodahani ay wiiqaan calaamadaha xanuunka dhimirka.

soSomali