Barnaamijka Qabiilka

Barnaamijka qabiilku waa barnaamij daaweyn ah oo lagu daweeyo khalkhalka isticmaalka maandooriyaha (SUD) oo ay maamusho qaran qabiil. Shatigani wuxuu u oggolaanayaa qabiil inuu ansixiyo oo uu kormeero barnaamijyada SUD shuruudahooda. Barnaamijyada qabiilku waxay inta badan bixiyaan daryeel dhaqan ahaan u gaar ah oo ka tarjumaya qiimaha, dhaqanka, iyo baahiyaha bulshada Hindida Mareykanka ah Barnaamijyada leh shatiga qabiilka oo keliya ayaa isticmaali kara ereygan muhiimka ah.