Suboxone/Buprenorphine

Suboxone waxaa loo isticmaalaa in lagu daaweeyo ku-tiirsanaanta/qabatinka opioid-ka. Daawadani waxay ka kooban tahay 2 daawo: buprenorphine iyo naloxone. Buprenorphine: oo lagu iibiyo magaca summada Subutex, iyo kuwo kale, waa opioid loo isticmaalo in lagu daaweeyo khalkhalka isticmaalka opioid-ka, xanuunka daran, iyo xanuunka daba-dheeraada.