Maareynta Daawada
Maareynta daawadu waxay go'aamisaa baahida ama waxtarka daawada loo qoray daaweynta calaamadaha cudurka dhimirka ee macmiilka. Maareynta Dawooyinka waxaa bixiya dhakhtar shati haysta, kaasoo noqon kara Dhakhtar Dhimirka ama Khabiir Kalkaaliye Caafimaad.