Shuruudaha Adeegga iyo Ogeysiiska Dhaqamada Qarsoonnimada
Dhammaan macluumaadka waxaa bixiya rugaha/xarumaha bulshada ee aan ku kalsoonahay, FastTrackerMN.org si gaar ah uma xaqiijiso. Haddii aad hesho macluumaad duugoobay, fadlan la socodsii rugta caafimaadka. Intaa waxaa dheer, FastTrackerMN.org ma dammaanad qaadayso in adeegyada ay caymisku dabooli doonaan. Waxay ku xiran tahay qofka wax baadhaya inuu la xiriiro caymiskooda si loo hubiyo in adeegyo/bixiyeyaasha gaarka ah ay ku jiraan caymiskaaga.